DHEGEYSO: Puntland iyo Somaliland oo kawada hadlay dagaalka Tukoraq

0

(Muqdisho) 15 Luulyo 2018 – Waxgarad kasoo kala jeeda puntland iyo soomaalinad oo isku afgartay in laga wada shaqeeyo joojinta colaada ka taagan deegaanka tukaraq ee gobalka sool.

Nabadoon Cabdiraxmaan Samatar oo kamid ah waxgaradka Puntland oo isimada ay is arkeen ayaa xusay in waxagardka labada dhinac ay ka wada shaqeyn doonan sidii loo nabadeyn lahaa deegaanka tukaraq oo dad badani ay ka barakaceen colaada kajirta owgeed.

Waxa sidoo kale uu sheeegay in ay hadda ku howlan yihiin sidii la isugu soo dhaweyn lahaa aragtida labada dhinac, waxaana uu sheegay in xaalad bini’aadanimo oo aad u daran ay ka jiraan meelaha colaaduhu ka dhaceen.

Hadalsame Media