Trump oo maamuus xumeeyay Boqoradda Britain + Sawirro

0

(London) 14 Luulyo 2018 – Wargeysyada Britian ayaa aad u hadal haya ficilo gaf ku ah boqorada UK oo uu sameeyay Trump markii uu la kulmay.

Markii ugu horeysay waxa uu soo daahay 10 daqiiqo isagoo markii uu salaamayay aan wax xushmad ah u muujin sida ay sheegayaan dadka arimaha boqorada u dhuun duleela.

Wuxuu ku horsocday boqorada isaga oo isku hor gooyay markii ay salaanta ciidamada ilaalada boqortooyada ka qaadanayeen

Muuqaalada qaar ayaa muujinaya isaga oo caasha taagayay oo dhinac shishe eegaya.

Mohamed dhoore

Wuxuu hortaagan yahay Boqoradda

Hadalsame Media