DHEGEYSO: Ahlusunna oo kasoo horjeesatay heshiiska madaxda Galmudug gaartay

0

(Muqdisho) 14 Luulyo 2018 – Guddoomiyaha talada Ahlu Sunna ayaa sheegay in dib loogu laabto heshiiskii lala galay Ahlu Sunna, kaaso auu sheegay in ay jiraan waxbadan oo ay tabayaan inay maqan yihiin.

Sheekh Cumar Sheekh Cabdulqaadir oo la hadlay warbaahinta maxaliga ah ayaa sheegay in heshiiskani ay gaareen madaxda Galmudug uusan wax rajo ah lahayn.

Wuxuu sidoo kale sheegay in sida dhabta ah aan loo wajihin heshiiska dhacay oo markii horeba la qalday dib u heshiisiinno horay loo qabtay, kaasoo dhexmaray galmudug iyo ahlu sunna, waxaana uu si adag u sheegay in aysan natiijo keeni karin wadahadalada la isku afgartay ee galmudug hadda.

Hadalsame Media 

 

Facebook Comments