Ma aamini kartid lacagta daqiiqaddii soo geleysa Cristiano Ronaldo!!

0

(Torino) 10 Luulyo 2018 – Laacibka Yurub iyo adduunka ee Cristiano Ronaldo ayaa waqti aan fogayn si rasmi ah loogu dhawaaqay inuu ku biirayo kooxda Juventus ee dalkaasi Talyaaniga, wuxuuna sanadkii qaadanayaan €30,0000 oo euro.

Waa kan qandaraaska Cristiano Ronaldo ee Juventus oo la faahfaahiyay:

? €120,000,000 afar sano.

? €30,0000 Hal sano.

? €2,500,000 bil walba.

? €625,000 usbuuc walba.

? €89,285 maalin walba.

? €3,720 saacaddiiba.

? €62,39 daqiiqaddiiba.

? €1,03 halkii ilbiriqsi.

Hadalsame Media