DHEGEYSO: Xildhibaano katirsan Hirshabeelle oo sheegay inaysan socon howlihii maamulka sababo amni dartood

0

(Muqdisho) 10 Luulyo 2018 – Xildhibaano ka tirsan hirshabeelle ayaa sheegay in howlihii shaqo maamulkaas uu saameeyn ku yeeshay amni xumada kajirta wadada isku xirta muqdisho iyo jowhar, iyadoo bilo kahor toogasho lagu dilay labo mudane oo katirsan baalmaanka hirshabeelle kuwaas oo ku safrayey wadadaas.

Xildhibaan faarax maxamed ayaa xusay in aan lagu guuleysan wax kaqabashad ammaanka wadadaas oo uu sheegay in muhiim ay tahay maamulka iyo bulshada intaba.

Si wax badan looga qabto xaaladda amni ee wadada waxa ay sheegeen xildhibaanadas qaar kamida in loo baahan yahay qorshe mideysan in ay keenaan dowladda dhexe iyo maamulka hirshabeelle.

Halkan ka dhageyso.

Hadalsame Media

Facebook Comments