DHEGEYSO: Shan nin oo Soomaali ah oo lagu gowracay dalka Itoobiya

0

(Muqdisho) 10 Luulyo 2018 –  Shan nin oo Soomaali ah ayaa la soo sheegayaa in lagu bireeyay gudaha dalka Itoobiya gaar ahaan meelaha colaadaha ay kajiraan.

Soomaalida iyo Oromada ayaa todobaadyadani ku dagaallamayay gudaha Itoobiya sida tuulo guuleed oo dalkaas ka tirsan iyadoo ilaa hada aysan jirin cid kala dhexgashay.

Nabaadoon Maxamed Maxamuud oo kamid ah waxgaradka gobalka gedo ayaa sheegay in saameyn adag uu ku yeeshay dagalkaasi dad badan islamarkana ay jiraan dad colaadaas kasoo barakacay oo soo gaaray gobalkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso

Hadalsame Media