Reysal wasaare kheyre oo sheegay in dowladu qaadi doono dadka qaba dhaawacyada halista ah

0

(Muqdisho) 08 Luulyo 2018 – Ra’isalwasaare xassan cali kheyre ayaa sheegay in dhawacyada dalka wax looga qaban waayey ay balan qaadayaan in caafimaad dalka dibadiisa ay helayaan oo dowladdu ay u qaadi doonto dibadda si loosoo daweeyo.

Xasan cali kheyre ayaa hadalkaan sheegay markii xalay uu booqday qaar kamid ah cisbitaalda la gaarsiiiyay dhaawacyadii ka dhashay weerarkii shalay ka dhacay caasiamda .

Reysal wasaaraha ayaa lahadlay qaarkamida dadka isagooo u rajeeyey caafimaad, waxaana uu xusay in dareenka uu la qeyb sanaayo iyo xanuunka soo gaaraay.

Hadalsame Media