DAAWO: Ma aamini kartid waxa uu IDIHIISA u sameeyay Amiirkaan Sucuudiga ah

0

(Riyaad) 08 Luulyo 2018 – Hal arrin oo ay dunidu ka warqabto waa sida ay madaxda iyo xukaamta dalalka Khaliijku ugu ciyaaraan hodontinnimada dhowaan galka ah ee ay heleen 50-40 sano ee ugu dambeeyay.

Lacagta Khaliijka oo 98% ka timid khayraadka saliidda ayay marar badan dhacdaa inay ku bixiyaan waxyaabo maalaa yacni ah, sida gawaari dahab ah iwm, waxaase sida muuqaalkan ka muuqata heer cusub gaarsiiyay amiir la sheegay inuu Sucuudiga u dhashay.

Amiirkan ayaa dahab waawayn oo weliba naqi ah u xirey dhamaanba mid kasta oo ka mid ah idihiisa, intaana kuma ekaanine wuxuu soo kexeeyay dadwaynihii si ay u arkaan arrin uu isagu u arko mid faan istaahisha. Hoos ka DAAWO.

Hadalsame Media

Facebook Comments