Magacyada xulalka iskugu soo haray KA2018 oo hal ARRIN ka siman! (Waa maxay?)

0

(Moscow) 06 Luulyo 2018 – Waxaa maanta bilaabmaya wareegga rubuc-dhamaadka ee KA2018 oo ay kasoo bixi doonaan xulalkii afarta ahaa ee ciyaari lahaa nud-dhamaadka KA2018.

Haddaba, intan ku darso inta aad ka ogtahay wareega 8-da ee Koobka Aduunka:

FRANCE magacu wuxuu ka kooban 6 xaraf
URUGUAY magacu wuxuu ka kooban 7 xaraf

BRAZIL magacu wuxuu ka kooban 6 xaraf
BELGIUM magacu wuxuu ka kooban 7 xaraf

SWEDEN magacu wuxuu ka kooban 6 xaraf
ENGLAND magacu wuxuu ka kooban 7 xaraf

RUSSIA magacu wuxuu ka kooban 6 xaraf
CROATIA magacu wuxuu ka kooban 7 xaraf

Kulamadaasina waxaa la ciyaarayaa 7-da iyo 8-da bishan.

Moowliid Xaaji Cabdi

Hadalsame Media