DHAGEYSO: Reysal Wasaare Kheyre Oo Ka Hadlay Dhameystirka Dastuurka Iyo Hirgalinta Qodobada Shirkii Baydhabo

0

(Muqdisho) 04 Luulyo 2018- shirkan looga hadlay Shir Looga Hadlayay Dhameystirka Dastuurka Iyo Hirgalinta Qodobadii Ka soo Baxay Shirkii Baydhabo ayaa Maaanta Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho.

Masuuliyiin u ka mid ahaa Ra’iisulwasaaraha Dalka ayaa ka qayb galay furitaanka Shirkan, waxaa sidoo kale kasoo qeyb galay wasiiro ay kamid yihiin wasiirka dastuurka, howlaha guud, ururada bulshada rayidka ah iyo madaxda qaramada midoobay oo uu horkacayo ku xigeynka ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud u qaabilsan QM soomaaliya peter de clerq.

Reysal wasaraha ayaa hadal kajeediyey shirkan oo socon doona sedexda maalin ee soo socota, isagoo sheegay in ay waajib tahay fulinta wixii kasoo baxay shirkii baydhabo ee la qabtay horaantii bishii juun.

Halkan Hoose ka dhageyso Hadalka Reysal wasaraha.