DHEGEYSO: Gaalkacyo oo qasan markii la diidey lacagta Shillin Soomaaliga ah

0

(Muqdisho) 04 luulyo 2018 – Maamulka koonfurta  magaalada gaalkacyo ee gobalka mudug ayaa sheegay in diidmada lacagta shilinka soomaaliga uu saameyn ku yeeshay nolasha dad badan oo dan yar ah.

Gudoomiyaha magaaladaas Xirsi Yuusuf Barre ayaa xusay in dowladda soomaaliya kala hadli doonaan sidii wax looga qaban lahaa diidmada lacagtaas…

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa magaalada ka taagnaa diidmada lacagta soomaaliga ah, taasoo keentay in lakala saaro shillinka soomaaliga ah oo ay ganacsatadu diidaan qaadashadeeda.

Shalay galinkii dambe ayey aheyd markii dibad bax looga soo horjeedo diidista lacagtaas uu ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka dhageyso-Wareeysi

 

Hadalsame Media