DHEGEYSO: ”Farmaajo ha yiraahdo Somaliland waannu is afgaran waynay”

0

(Muqdisho) 03 luulyo 2018 Somaliland ayaa sheegatay in marna aysan ogaalan doonin in markale ay la midoobaan soomaali inteeda kale, maadaama ay hadda tahay dowlad dhisan islamarkaana aysan markale diyaar u aheyn soomaaliya inteeda kale.

Sida uu warbaahinta u sheegay Xildhibaan ka tirsan gollaha wakiillada baarlamaanka Somaliland laguna magacaabo xildhibaan Maxamed Axmed Diiriye(Nacnac) in marnaba aysan dhici doonin taas.

Waxa uu xusay xildhibaankan  in gumeysigii markii laga xoroobay ay diyar u ahaayeen in soomali ay mid ahaato,balse waxa gooni ay isgu tagayaan ay tahay in dhibaatooyin badna ay tabanayaan.

Hoos ka dhageyso.

 

Hadalsame Media