Goorma ayaa la ciyaarayaa kulamada wareegga rubuc-dhamaadka?

0

(Moscow) 04 Luulyo 2018 – Waxaa lasoo dhamaystiray ciyaarihii wareegga 16-ka oo ay ugu dambaysay middkii ay Ingiriisku 4-3 rigoorayaal ah ugasoo bexeen xulka Colombia, ciyaar 120 daqiiqo socotey.

Haddaba, waxaannu idiin haynaa goorta la ciyaarayo kulamada wareegga 8-da oo durba bilaabmaya Jimcaha, kaddib nasiino labo maalmood ah oo ku eg berri iyo saadambe.

KULAMADA RUBUC-DHAMAADKA KA2018

JIMCE

Uruguay v France – 6 Luulyo, 16:00

Brazil v Belgium – 6 Luulyo, on air 20:00

SABTI

Sweden v England – 7 Luulyo, 16:00

Russia v Croatia – 7 Luulyo, 20:00

Hadalsame Media