DHEGEYSO: Wiil Soomaali ah oo robot-yada sanceeya oo tartan caalami ah ku guulaystay (Warbixin & waraysi)

0

(Hofors) 02 Luulyo 2018 – Howl ka bilaabatay degmada Hofors oo dhacda gobolka Gävleborg ayuu dhowaantan guul ka soo hooyay Yuusuf oo 15 jir ah magaalada Monterael ee dalka Kanada.