TOOS u daawo: 58-guuradii xornimada & midowga Somalia ee 1-da Luulyo – LIVE

0

(Muqdisho) 30 Juun 2018 – Waxaa haatan toos u socota sanad guurada 58-aad ee kasoo wareegtey maalintii xornimada gobollada koonfureed ee dalka iyo la midowgoodii kuwa woqooyiga Somalia oo ku beegan 1-da Luulyo 1960-kii.

Haddaba, waxaa haatan ay munaasabad si wanaagsan loosoo agaasimey ka socotaa Aqalka Gobolka Banaadir ama Ufficio Governo oo ay ku sugan yihiin madaxda sare ee dalka sida Madaxwayne Farmaajo & RW Khayrre ee hoos ka daawo.

Hadalsame Media