NINBA WAA MARKIISA!: Madaxwayne ciyaartiisii uga badiyay Donald Trump! (Daawo)

0
(Washington DC) 29 Juun 2018 – Madaxwaynaha Maraykanka ee Donald Trump, ayaa lagu yaqaannaa inuu yahay ‘nin dadka gacanta ku adkeeya,’ xilliyada gacan qaadka, balse waxaa ciyaartiisii uga badiyay dhiggiisa  Portuguese-ka ee Marcelo Rebelo de Sousa.

Marcelo de Sousa oo Aqalka Cad kula kulmay Trump ayaa gaariga kasoo baxaya isagoo u ekaa nin ay ka go’nayd inuu salaanta ku xoojiyo Trump, wuxuuna xitaa soo dhufanayaa Trump, qaab weliba uu xitaa dareemay Trump.

Trump oo u muuqda nin looga badiyay halkii uu madaxda kale ku geli jirey ayaa dabeeto Sousa u jeedinaya dhanka kaamarooyinka warfaafinta oo goobta safnaa.

Hadalsame Media