Isku aadka wareegga 16-ka KA2018 & gooraha la ciyaarayo!

0

(Moscow) 29 Juun 2018 – Waxaa wareegga bug-baxda ama 16-ka ee Koobka Adduunka 2018, kaasoo ay iminka iskugu hareen 16 dal, taasoo 50% ka ah dalalkii ka qayb galay ciyaarihii heerka guruubyada.


SIDEE ISKUGU AADEEN GOORMAASE LA CIYAARAYAA?

Xulalka soo baxay oo kala France, Spain, Brazil, Sweden, Argentina, Mexico, Russia, Switzerland, Uruguay, Belgium, Croatia, Colombia, Portugal, Japan, Denmark, England ayaa iskugu aadey sidan:

30-ka Juun

France sv Argentina 17:00, Uruguay vs Portugal 21:00

2-da Luulyo

Brazil vs Mexico 18:00, Belguim vs Japan 21:00

1-da Luulyo

Spain vs Russia 17:00, Croatia vs Denmark 21:00

3-da Luulyo 

Sweden vs Switzerland 18:00, Colombia vs England 21:00

Hadalsame Media