Maradona oo isbitaalka loola cararay!

0

(Saint Petsburg) 27 Juun 2018 – Diego Maradona ayaa la sheegay inuu xaalad caafimaad galay oo isbitaalka loola cararay.

 

Halyeeygii hore ee Barcelona iyo Napoli ayaa la sheegay in ay qol isla garoonka ku yaalla ku daaweeyeen laba dhakhtar, kahor intaan isbitaalka loo qaadin, wax loo badinayo dhiigga oo ku kacay kaddib dabbaaldeg waalli ahaa.

Weriye u dhashay dalka Argentina ayaa sheegaya in uu markii dambe degey cadaadiska dhiigga arbihii hore oo ay dhakhaatiirtu la tacaaleen.

Hadalsame Media