Soomaaliya oo digniin culus ka soo saartay dhoofinta Dhuxusha.

0

(Muqdisho) 24 Juun 2018 – Warbixin dheer oo ka soo baxday Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa digniin culus loogu diray ganacsada dhoofisa Dhuxusha.

 

Maraakiibta shisheeye iyo doomaha loo isticmaalo in dibedda loogu qaado iyo dhamaan cid walba oo ku lug leh arrintaasi.

Qoraalka oo ku taariikheysan shalay oo Sabti aheyd ayaa waxaa helay Warsidaha Hadalsame Media waxaana uu u qoran yahay sida tan.

 

 

 

Hadalsame Media