DAAWO: Zlatan Ibrahimovic oo arrin aan looga baran u jooga Koobka Adduunka 2018

0

(Moscow) 20 Juun 2018 – Arbaha kubadda cagta Sweden ee Zlatan Ibrahimovic ayaa sida lala wada socdo sanadkan ka maqan KA2018, tiiyoo uu xulkiisu ka qayb gelayo, waana arrin uu laftiisu la yaab ka muujiyay.


Yeelkeede, Zlatan wuu joogaa KA2018, xitaa haddii uu kasoo tegey tababare Johansson, wuxuu danjire sharafeed u yahay sharikadda caanka ku ah koonto korontada lacagaha lagu isticmaalo ee Visa, taasoo ninkan caanka ah u adeegsanaysa xeelado la xiriira dhanka suuq gaynta iyo iidheh, sida ka muuqata Twitter-ka sare ka muuqda.

Hadalsame Media