Maxay warbaahinta dalalka derisku ka qoreen booqashadii Raysal Wasaaraha Itoobiya?

0

(Geeska Afrika) 17 Juun 2018 Jariidadda Daily Nation ee kenya ugu afka dheer waxa ay ciwaan uga dhigtay warbixin ay booqashada ka qortay(Itoobiya oo sharciyad u raadineysa heshiiska dekada ee soomaaliya)

Shabakada Borkena oo doowlada itoobiya aad u taageerta ayaa iyadana qortay(maalin kadib markii uu marti galiyay dhaxal sugaha imaaraadka,Abiy Ahmed wuxuu booqday soomaliya.

Jariidadda Horn diplomat oo arimaha afrika iyo itoobiya ayaa cinwaan ka dhigtay,soomaaliya iyo itoobiya oo ku heshiiyay in si wada jir ah ay u maal galiyaan afar deked oo muhiim ah.

 

Hadalsame Media