(Washington) 10 Juun 2018 – Wasaarada difaaca ee mareykanka ayaa shaacisay magaca askarigii dhawaanta lagu dilay soomaaliya.
Alexander Conrad ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa 26 jir ka tirsanaa ciidmada sida gaarka ah u tabo baran ee mareykanka kuwaas oo la shaqeeya kumaandooska soomaliya ee u gaarsada kooxda shabaab.
My thoughts and prayers are with the families of our serviceman who was killed and his fellow servicemen who were wounded in Somalia. They are truly all HEROES.
— Donald J. Trump (@realDonaldTrump) 9 juni 2018
Waa askarigii ugu horeeyay ee Afrika lagu dilo tan iyo wixii ka danbeeyay bishii October ee sanadkii hore kolkaas oo askar mareykan ah lagu laayay dalka Niger.
Mohamed dhoore
Hadalsame Media
Facebook Comments