KU: KOOBKA ADDUUNKA: Xulka Portugal oo u duulay dalka Ruushka + Sawirro

0

(Lisboa) 09 Juun 2018 – Xulka Portugal aya au shiraacday Ruuushanka goor dhowayd halkaas oo ay uga qayb gelayaan KA2018 kaddib guushoodii Euro 2016 ee lagu qabtay Faransiiska.

Jookarka Cristiano Ronaldo ayaa horyaallada Yurub u hor kacayay gegada caalamiga ah ee Humberto Delgado Airport oo ku yaalla caasimadda Portuguese-ka ee Lisbon.

Xulka qaranka Portugal oo ku joogan koorar iyo kabo cusub ayaa waxaa garoonka ku salaamay kuna sagootiyay taageerayaasha dalkaasi, waxaana xiddigaha socdey ka mid ah A. Silva, Pepe iyo Ricardo Quaresma.

Hadalsame Media