Nooca ay yihiin ciidamada Maraykanka ka jooga Somalia oo la ogaadey!

0

(Muqdisho) 08 Juun 2018 – Ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya jooga iminka waxaa lagu qiyaasaa ilaa shan boqol oo askari sida laga soo xigtay saraakiil katirsan wasaarada difaaca mareykanka.

Ciidamadan oo u badan kuwa sida gaarka ah u carbisan ayaa waxaa ay ka kala socdaan sadax qeyb oo laf dhabar u ah ciidmada mareykanka kuwaas oo loo diro qaarijinta dadka danaha mareykanka lidka ku ah waxay ay kala yihiin

1. Army green Berets
2. Raiders
3. Navy Seal, oo ah kuwii dilay Osama Binladin

MM Dhorre

Hadalsame Media