Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay maaliyadda marka ay martida tahay ay ku dheeli doonto xilli ciyaareedka soo socda ee 2018-19.
Maaliyaddeeda ay ku dheeli doonto Gunners xilli ciyaareedka dambe marka ay martida tahay (Away) ayuu midabkeed yahay Buluug madow xigeen ah dhexdana midab casaan ahi kaga jiro.
Funaanaddaas oo ay Gunners ku dheeli doonto marka ay ku ciyaareyso meel ka baxsan garoonkeeda Emarites xilli ciyaareedka soo socda ee 2018/19 ayaa waxaa farsamaysay shirkadda qalabka ciyaaraha ee Puma.
Presenting our 2018/19 @pumafootball away kit
Get yours – plus a free £10 gift card – here ? https://t.co/sWawsTub6l pic.twitter.com/U178CjVbk1
— Arsenal FC (@Arsenal) June 7, 2018
SAWIRRO:
Hadalsame Media
Facebook Comments