TRUMP & TWITTER: Erayga ”Covfeve” oo sanad jirsadey & tweets-kii ugu qosolka badnaa ee ka dambeeyay!!

0

(Washington DC) 01 Juunyo 2018 – Sanad kahor, erayga ‘covfefe’ ayaa soo galay qaamuuska qarda jeexa ah waana mid ka mid ah erayada ka khaldamay Donald Trump, haddaba aynu eegno tweets-kii ugu waalnaa muddadii sanadka ahaa.

Trump ayaa Twitter-ka u adeegsada wasiilada 1-aad ee uu dadyoowga adduunka kula xiriiro isagoo xitaa uga hadla arrimaha ugu xasaasisan isla markaana kula xafiiltama siyaasiyiinta iyo askhaasta ay coltamaan.

Dadka Maraykanka ah badankoodu waxay rumaysan yihiin inuu madaxwaynuhu aad ugu talax tegey Twitter-ka iyadoo qiimayn uu sameeyay Politico ay sidaa ku sheegeen 72%, halka 62% ay sheegeen in tweets-ka uu sameeyaa ay ”aad u liitaan”.

Haddaba, waloow uu tiray tweet-kii ”covfefe” misna waxaa jira boqol kale oo qosol badan ee hoos kaga bogo:

Hadalsame Media