LUDDA & LAFTABA JECLI: 9 laacib oo kala dooran la’ tii ay taageeri lahaayeen Real & Reds

0

(Kiev) 25 Maajo 2018 – Waa berritoole dhamaadka ku kulmaya kooxaha Real Madrid vs Liverpool oo ay middoodba raadinayso Champions League oo lagusoo abyi doono magaalada Kiev, balse waxaa jira 9 laacib oo habeen dambe ku yabaali doona kooxdii ay taageeri lahaayeen.

Waa dabcan laacibiinta usoo wada dheeley labadan kooxood ee Cadcadka iyo Casaanka Yurub oo ka mid ah kooxaha Yurub ugu billadaha badan.

Haddaba, Hadalsame wuxuu kuu hayaa maqaawiirta isu maray kooxaha min Madrid ilaa Merseyside.

XABI ALONSO 

NICOLAS ANELKA

ALVARO ARBELOA 

JERZY DUDEK 

STEVE MCMANAMAN

FERNANDO MORIENTES

MICHAEL OWEN

WORTHINGTON CUP FINAL MILLENIUM STADIUM
LIVERPOOL V MAN UTD
Liverpools Michael Owen and Steven Gerrard celebrate win

ANTONIO NUNEZ

NURI SAHIN 

Hadalsame