ILA QOSOL: Qoys been lagu qabtay!

0

(Hadalsame) 24 Maajo 2018 – Nin ayaa soo iibsadey ROBOT dharbaaxaya qofkii been sheega…Wuxuuna go’aansaday inuu caawa xilliga cashada wiilkiisa ku tijaabiyo..!!
AABIHII: Wiilkeeygii, maanta halkee jirtey…?
WIILKII: Aabe iskuulka (Robotkii ayaa dhirbaaxo kal iyo laab ah uga soo qaaday wiilkii)
…..WIILKII: Hagaag, waxaan aadey shineemo!
AABE: Haye Film noocee ah ayaad daawaneysey.?
WIILKII: Film action ah AABE (Robotkii ayaa dharbaaxaya wiilkii)
…..WIILKII: Ok waxaan daawanayay Film xun (Qaawan)!
AABE: YAAH!…..Waryaa markaan da’daada ahaa ma aqoonin falfalxumo noocan oo kale ah, xitaa ma aqoonin magaca aflaantan (Robotkii ayaa odaygii ku inkirey sidii caadada ahaydna, hal dhangalaaso ku hubsaday, WAC)
HOOYADII: HAHAHAHAHA……Wallee geedba dhacaankiisuu dhalaa maansha layiri, waa uun wiilkaagii (Robotkii ayaa hooyadii markeedii uga dhejiyey)………KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.
Haye maxaa idiinkaga baxay fashilka fiidkan…??!!

(Hadalsame) 24 Maajo 2018

amazon phone caseshttps://www.gardnerandassoc.com/configurators-for-mass-customizationbrowse around these guys

Hadalsame

Hadalsame
Hadalsame