DEG DEG: Isku aadka wareegga 16-ka Koobka Horyaallada Yurub oo la sameeyay

0

(Nyon) 17 Dis 2018 – Waxaa la sameeyay isku aadka Koobka Horyaallada Yurub wareeggiisa 16-ka kaasoo iminka lasoo afjaray.

Kulamada ugu adag waxaa ka mid ah Man United vs PSG iyo Liverpool vs Bayern Munich.

Halkan hoose ka dheeho isku aadka oo dhan:

Schalke v Man City.

Atlético Madrid v Juventus.

Manchester United v PSG.

Tottenham v Borussia Dortmund.

Lyon v Barcelona.

Roma v Porto.

Ajax v Real Madrid.

Liverpool v Bayern Munich.

Hadalsame Media