DAAWO: Qaabka uu shilku u dhacay uma dhib badnaanin!

0

(Yalta) 15 Dis 2018 – Darawal wada baabuur qallaabi ah ayaa lagu tilmaamay ninkii ugu nasiibka badnaa kaddib markii uu la fariin goostay gaariga oo kaddib meel buur ah kala duulay.

Muuqaal min biloow ilaa dhamaad laga qabtay ayaa muujinaya gaariga oo haadaan ka duulaya kaddibna ku dhex dhacaya meel carwo ah oo ay carruurtu biyaha ku ciyaarto magaalada Yalta ee gobolka Crimea ee Ruushka.

Ninka ayaa sibiq ku dhaafaya gaari yar oo khabar daar, iyadoo ay u muuqato in gooysmadaasi tahay mida jidka seejisey ee keentay inuu gaarigu haadaanta ka dhoco, deeto waxaa la arkayaa gaarigii oo afarta cirka u taagaya, balse waa yaabkeedee, darawalkii waa badbaadey. 

Hadalsame Media