LIVERPOOL VS SSC NAPOLI: Kulanka ugu adag heerka guruubyada? (Shaxaha ay kusoo geli karaan)

0

(Liverpool) 11 Dis 2018 – Waxaa caawa gegada Anfield ee magaalada Liverpool ee woqooyiga Ingiriiska ka dhacaysa ciyaar lagu tilmaami karo middii ugu xiisaha badnayd heerka guruubyada marka la eego danaha iskaga xiran labada kooxood ee Liverpool iyo SSC Napoli.

Dhanka Reds: Liverpool oo laga doonayo in ay goolasha uga sarreeyso Napoli xitaa haddii ay badiso ayaa dabaqaysa shaxda 4-3-2, taasoo ay weerar af sakiin ah jaal ku yihiin Saalax, Mane iyo Firmino, waxayna howl adag u dirayaan daafaca Napoli oo iyagu xitaa bareejo anfacayso.

Dhanka Napoli: Ancelotti wuxuu kulankan u weecday shaxda 4-4-2 si uu si wanaagsan garoonka ugu daboolo, waxaana safka kusoo laabtay Albiol, halka weerarka ay buuxinayaan Mertens-Insigne.

KAYDKA LABADA KOOXOOD:

  • 22 MIGNOLET, 32 MATIP, 18 MORENO, 8 KEITA, 3 FABINHO, 23 SHAQIRI, 15 STURRIDGE
  • 27 KARNEZIS, 23 HYSAJ, 31 GHOULAM, 2 MALCUIT, 20 ZIELINSKI, 42 DIAWARA, 99 MILIK

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Gomez, Clyne, Oxlade-Chamberlain
  • Chiriches, Verdi

Hadalsame Media