DHEGEYSO: Kooxdee taageertaa fanaanadda Farxiyo Kabayare? (Waraysi?)

0

(Hadalsame) 02 Nof 2018 – Fanka iyo ciyaaraha si unbaa la isula xiriiriyaa maadaama ay ka wada tirsan yihiin qaybta dhaqanka.

Haddaba, waxaannu idiin haynaa waraysi aannu la yeelanay Fanaanadda Farxiya Kabayare oo nooga sheekaynaysa sida ay guud ahaanba ku tahay ciyaaraha kubadda cagta, kuwa hiddaha iyo dhaqanka iwm.

Sidoo kale Farxiya miyay ciyaari jirtey kubadda cagta? Waxaa oo dhan waxaad uga bogan kartaa waraysi uu hadda kahor la yeeshay Maxamed Xaaji ee hoos ka dhegeyso.

FG: Waraysigan waxaa la qaaday 20-kii Nof 2013.

Hadalsame Media