Dowladda oo ka shaqayn doonta xal u helida cabashada qaar ka mid ah maamul goboleedyada

0

(Muqdisho) 23 Okt 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhaawaqay xubno ka mid ah golaha wasiiradda oo aqalka sare kala shaqeyn doona xalinta cabashooyinka ka soo baxay qaar ka mid ah Maamul goboleeyadda.

Guddigan ayaa waxaa guddoomiye u ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye, halka ay xubin ka yihiin Wasiirka Dastuurka, Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiirka Amniga.

Akhriso qoraalka ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha:-

Hadalsame Media