Ka bogo kooxaha yimid dhamaadyada ugu badan KHY

0

(Nyon) 20 Okt 2018 – Waxaa todobaadkan bartamihiisa soo laabanaya Koobka Horyaallada Yurub, kaasoo ilaa haatan laba kulan oo heerka guruubyada ah laga dheeley.

SIDEE U KALA FINAL BADAN YIHIIN KOOXAHA WAAWAYN?

UEFA ayaa barteeda Twitter waxay soo dhigtay taxa kala sarraynta dhamaadyada Champions League, waxaana dabcan ugu sarreeysa kooxda 13-ka jeer qaadday ee Real Madrid oo 3 jeer laga qaaday, waxaana soo raaca AC Milan iyo FC Bayern Munich.

Real Madrid (16), AC Milan (11), Bayern Monaco (10), Juventus (9), Liverpool (8) iyo Barcellona (8).


Hadalsame Media