DAAWO: Eey weji insaan leh oo ka yaabiyay umadda internet-ka

0

(Hadalsame) 17 Okt 2018 – Dadka internet-ka ayaa la yaabban eey weji insaan leh! Eeygan oo Yoogi la yiraahdo ayaa caan ka noqday baraha bulshada.

Daanyeerkan oo weji insaan leh ayaa la sawiran eey kale oo ay isku guri yihiin balse ay aad u kala geddisan yihiin, waxayna dad badani la yaabeen eeygan oo weliba indhaha aad uga eg, wuxuuna leeyahay tacbiirta qof si deggan u fikiraya.

Haddaba, hoos ka daawo arrintan oo ay qaadaa dhigayaan Grace Baldridge iyo Amir Nikoui. ”Wax baa meeshan ku jira!!” ayay leedahay Baldridge oo yaabban.

Hadalsame Media