MAXAA LAGU MAAGAY? Asbaabaha ugu wayn ee YAMAN eedda looga gelayo oo urursan!

0
Saudi army artillery fire shells towards Yemen from a post close to the Saudi-Yemeni border, in southwestern Saudi Arabia, on April 13, 2015 . Saudi Arabia is leading a coalition of several Arab countries which since March 26 has carried out air strikes against the Shiite Huthis rebels, who overran the capital Sanaa in September and have expanded to other parts of Yemen. AFP PHOTO / FAYEZ NURELDINE (Photo credit should read FAYEZ NURELDINE/AFP/Getty Images)

(Cadan) 07 Okt 2018 – Yaman in la dumiyo waxaa isu gu tagay reer Galbeed iyo Aal Sacuud-Aal Nahyaan. Danta qolada hore waa in ay reer Yamaneed bulsho ahaan iyo dabadeed qiyam ahaan u burburiyaan, waayo waa dad dhaqanraac ah oo la gelin kari waayay aragtiyaha iyo dhaqannada reer Galbeedka.

Qolooyinka dambena wax ay diidayaan dawlad dariskooda ah oo aan boqortooyo ahayn oo weliba dimuqraadiyadi ka soo urayso, taas oo xukunkooda dhaxaltooyada ah cadaw u noqon doonta. Labadaa ujeeddo ee is kaashaday ayay umaddaa miskiinadda ahi u rogmatay.

Xulufo uu Sucuudigu hoggaaminayo ayaa weerar ku qaadday dalka Yaman 2015, si ay xilka ugusoo celiyaan madaxwayne Abdrabbuh Mansur Hadi ugana hor tagaan Xuutiyiinta xiriirka la leh Iiraan, balse weli ma mira dhalin.

Hadalsame Media