(Muqdisho) 14 Agoosto 2018 – Waxaa galabta Pizza House oo Muqdisho ah lagu sameeyay qori-tuurka isku aadka tartanka degmooyinka Muqdisho.
Haddaba, sidee ayay kooxuhu iskugu aadeen? Hoos ka eeg 17-ka degmo oo loo qaybiyay 4 guruub oo ay 3 min 4 tahay, halka uu midka kale 5 yahay.
GURUUB A GROUP B
WAABERI HODAN
DHARKEENLEEY SHIBIS
YAAQSHIID X.JAJAB
SHANGAANI WARTA NABADA
KAXDA
GURUUB C GURUUB D
KAARAAN HILIWAA
BOONDHEERE WADAJIR
DEYNIILE C.CASIIS
HOWLWADAAG XAMAR WEYNE
Hadalsame Media