MUUQAAL: Ronaldo oo shalay kulankiisii ugu horreeyay saftay goolna dhaliyay + Sawirro

0

(Villar Perosa) 13 Agoosto 2018 – Kooxda Juventus ayaa waxaa shalay markii ugu horreeysay ciyaar ay dheelayso kasoo muuqday saxiixeeda cusub ee CR7.

Kulan dhaqameedka Villar Perosa ee ay dheelaan labada kooxood ee Juve A & B ayaa qabsoontay waxaana la joojiyay iyadoo ay 5-0 ku hoggaaminayso kooxda Juve A, iyadoo uu goolkiisii ugu horreeyay dhaliyay CR7 ee hoos ka daawo.

Halkan ka DAAWO…

Hadalsame Media