TOOS u daawo: Soo bandhigidda Ivan Stirnic iyo Pepe Reina – LIVE

0

(Milano) 10 Agoosto 2018 – Waxaa mar dhow lasoo bandhigaya labada laacib ee kusoo biiray kooxda AC Milan ee Ivan Stirnic iyo Pepe Reina.

Labada laacib ayaa 15.30 lagusoo bandhigayaa Milanello, waxaana toos looga daawanayaa Facebook oo af Talyaani ah ama Youtube oo af Ingiriisi ah iy dabcan Milan Channel ee toos ula soco.

Halkan ka DAAWO Youtube

Hadalsame Media