DHEGEYSO: Maxaad ku dooran lahayd LAMAANAHAAGA?

0

(Hadalsame) 17 Luulyo 2018 – Guurku wuxuu ka mid yahay waxyaabaha aasaasiga u ah jiritaanka insaanka marka ay timaaddo dhanka xiriirka isaga ka dhexeeya qof iyo mujtamac ahaan iyo marka ay timaaddo sii jiritaankiisa.

Haddaba, marka ay timaaddo xulashada qofka aad la qaybsanayso nolosha ee aad uga tala geleeyso inaad kasoo hor baxdo inta cimrigaaga ka dhiman, qaar baa qurux sheega, qaar aqoon, qaar qiyam, qaar kharash, qaar qabiil iwm.

Hoos ka dhegeyso dood dhexmaraysa Maxamed Xaaji oo ah maamulaha Hadalsame.com iyo Idil Axmed oo ah gabar ku nool magaalada Boosaaso. Waxaa doodda xiriirinaya Maxamed Colaad Xasan oo ka tirsan VOA.

Hadalsame Media