Imisa shax ayay Juventus kusoo geli kartaa kaddib imaanshaha Ronaldo? (Arag shaxaha)

0

(Torino) 11 Luulyo 2018 – Maaddaama haatan la rasmiyeeyay soo wareegista Cristiano Ronaldo ee kooxda Juventus isagoo ka yimi Real Madrid, taageerayaasha Old Lady waxay dabcan aad ugu faraxsan yihiin inay soo heleen laacibkii ku dhibi jirey CL.

Jookarka reer Portuguese ayaa la xusuustaa inuu 2 gool final-kii 2017 Champions League ka dhaliyay kooxda Juve, isagoo sidoo kale 3 gool ka dhaliyay rubuc-dhamaadka CL ee sanadkii tegey.

Haddaba, aynu eegno inta shax ee ay Juve sanadkan kusoo geli karto iyadoo dabcan uu la jiro jookarka Ronaldo.

Hadalsame Media