LA YAAB: Dal dhan oo jacayl u qaaday sawirka gabar ”qurxoon”!! + Sawirro & Farriimihii bulshada

0

(Tokyo) 12 Juun 2018 – Sawirka haweenay booliis ah oo Ruush ah oo faras ku joogta ayaa soo jiidatey indhaha iyo quluubta reer Japan, wuxuuna sawirka haweenaydani caan ka noqday dalkaasi.

“Waxay ila tahay inaan jeclahay,” ayuu qof sawirka faalleeynayaa kusoo qoray sawirka haweenaydan oo weliba booliis ah, waxaana sawirka gabadhan la wadaagey in ka badan kumanaan jeer, iyadoo la riyaaqay ama LIKE la saaray 155,000 jeer.

Hoos ka eeg sawirkan oo uu bilowgii soo wadaagey SRS@VDV oo aad u daneeya booliiska iyo millateriga Ruushka.

Haybta gabadhan ma aysan garanin bahda baraha bulshada ee Japanese-ku maaddaama aysan gabadhani Twitter isticmaalin, balse warar dhanka Ruushka ka yimi ayaa sheegaya inay noqon karto Tatyana Zimina, oo ah serjente ka tirsan booliiska fardooleeyda ee Moscow.

Wasaaradda arrimaha gudaha Ruushka ayaa dabeecad u leh inay faafiyaan sawirrada hablaha quruxda badan ee Ruushka ee booliiska ku jira, sidoo kale RIA Novosti ayaa mar sii horreeysey Zimina ku waraysatay barnaamij looga hadlo hablaha ka shaqeeya xirfadaha naadirka ah.

✔️ Подписывайтесь на наши группы в ВК: https://vk.com/overhear_police https://vk.com/russiaguard ? Присылайте нам свои интересные, смешные истории со службы. Самые лучшие мы обязательно опубликуем ??? ? Хочется попасть в ленту? Оставляйте своё фото в форменной одежде в наших группах в ВК или отмечайте нас на своем фото в Инстаграм ? Не забывайте, Ваш профиль должен быть открыт! #police #russianpolice #overhear_police #rosgvard #полиция #МВД #Росгвардия #ГИБДД #ДПС #ОВО #ППСП #ОМОН #ФСВНГ #СОБР #лицаполиции #полицияроссии #подслушаноуполиции #служба #оружие #форма #закон #всегданастраже #офицеры #полицейский #служуроссии #служузакону #людивформе #россия #russia

Ett inlägg delat av Подслушано у Полиции (@overhear_police)

Hadalsame Media